CODKA Khamiis 2006-07-13

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Hoowlaha maxkamadaha socdaalka oo si qumaati leh u socda iyada oo ey soo bannaan baxdey iimo dhibaato u geysan kara ruuxa magangelyo doonka ah.

Gabar isku dhiibtey Soomaaliyad hase yeeshee dembiyo lagu heysto aawadeed ey caddaatey iney ahaan ka soo jeeddo dalka Tanzania.

Mid ka mid ah jaaliyadda soomaaliyeed ee ku dhaqan Jasiiradda Gotland oo aan la yeelaney wareysi leh dhinacvyo kala duwan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".