Torsdagen den20/7-06

barnaamij soosaaruhu waa xaamud M ducaale

Ku soo dhowaada radio codka

Waxyaalaha aannu maanta idin maqashiin doonon waxaa ka mid ah: Warbixin ku saabsan doorashada sanadkan ka ka dhici doonta Iswidhan oo khusaysa jaaliyadda soomaalida ee magaalada Iswidhan., tartanka kubadda cagta ee xagaaga oo ka socda magaalada stockholm iyo heestii maanta aanu idiin soo xulnay.

Barnaamij soosaaraha maaantu waa aniga oo ah Xaamud M ducaale, waxaana igala qaybqaadanaya Ikraan Xassan, ee dhegeysi wacan.

Maadaama lagu jiro sanad doorasho ayaan hadba idiin soo gudbibneenaa arimo la xidhiidha doorashada maantana waxaan idiin haynaa warbixin ku saabsan arintaas oo wariyahayaga göteborg Ikraam Xasan ka diyaarisya magaa göte.

Waxaa magaalada sthlm gegida ciyaaraah ee spånga ka socda tatrkii waxanna ka diyaarinay barnaamin arintaasi anagoo ugu horayn waraysanay gudiga ururka dhalinyarad ee arintaa qabanqaabiyey

garsoore diinaash oo hore garsoore uga ahaan jirey dalkii Soomaaliya oo ka yimid dalka Jarmalka kan caawimaya tartankan xagga farsamada garsooreyaasha ayaan isna waraysi la yeeshay

waxaan kale oo waraystay kabtanada labadii kooxood ee galabtaas cayaartu dhexmartay, qaar ka mid ah dhalinyaradii tartanka ka qaybqaadaneesey iyo dadweyne halkaas isugu yimidba

hees macaan oo uu ku luuqeeyo Fanaanka ”Kuusoow kuntuwaarey” ayaan barnaamijka ku soo xirnay

dhegeeystayaal sidaas iyo nabadgelyo.