Makeba oo heeso macaan ka qaadey carwadda Istokholm Jazz Festival

Carwada Istokholm Jazz Festival oo ka dhacdey Istokholm

Magaalada Istokholm waxaa ka furmey sannadguuradii 23-aad ee xaflad sannadeedka Jazz-ka ee lagu magacaabo Istockholm Jazz Festival.

Carwadani waa mid qiima ka leh dadyoowga muusikada xiiseeya ee adduunweynaha kana dhacda xarunta Shepsholm kuna taala farasmagaaleedka magaalada Istockholm.

Sannadkan dadyoowga ka soo qeyb galey xafladdan marka laga yimaado Sting, Kanye West, Bill Frisell iyo gabadha magaceeda la yiraahdo Miriam Makeba oo u dhalatey dalka Koonfur Afrika.

Miriam Makeba waxey sannadkii 2001-dii ku guuleysatey biladda Polarpriset ee muusikada.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".