CODKA Khamiis 2006-07-27

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Dawladaha caalamka oo ka dhiidhiyey weerarkii ey ku dhinteen afar ka mid ah ciidamada nabadilaalinta ee heyadda Qaramada midoobey u joogey xuduudda u dhaxeysa waddammada Lubnaan iyo Israa’iil.
  • Qeybtii labaad uguna dambeysey sidii aan shaleyba idiin ballan qaadney muxaadarro ka dhacdey magaalada Avesta ee Dalarna.