WAR DEG DEG AH

Cabdalla Deerow Isaaq oo ku geeriyoodey Beydhabo

Magaalada Beydhabo ayaa la sheegey in maanta xabbad lala beegsadey uuna ku nafwaayey wasiirka qaanuunka iyo federaaliisamka ee dawladda ku meelgaarka ah ee Beydhabo Mudane Cabdalla Deerow Isaaq. Isaga oo sida wararku sheegayaan ka soo baxey masjid. Illaa iyo hadda waxaan caddeyn cadda cidda falkaasi ka dambeysey.