CODKA Khamiis 2006-08-03

Ku soo dhowaada raadiyoow codka

Waxyaalaha aad maanta halka ka maqlidoontaan ayaa waxaa ka mid ah

waraysi aanu la yeelanay qaar ka mid ah dadka soomaaliyeed ee ku hawlan arimaha bulshada kalana yeelanay is fahmiwaaga u dhexeeya soomaalida dalkan iswidhan iyo wakaaladaha dowladda ee arimaha bulshada qaabilsan

Gunada ama cashuurta loo yaqaan ”trängsel avgift” ee dhowrkii bilood ee ugu dambeeyey lagu tijaabinayey gawaarida isaga goosha bartamaha magaalada stockholm.

Iyo heestii khamiista ee aannu iddin sooxulnay.