CODKA Abaca 2006-08-09

Waxyaalaha aad maanta barnaamijkayaga ku maqli doontaan waxaa ka mid ah

  • Xisbiga centerka oo kulan loogu diyaargaroobayey doorashada ku yeeshay magaalada Istookholm.
  • Tartanka cayaaraha fudud ee qaaradda Yurub oo maalitii axaddii ka bilaabmay magaalada Göteborg
  • Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya
  • Warbixin ku saabsan doorashada oo aanu ka diyaarinay xisbiga sooshiyaal dimuqraadiga ah

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".