CODKA Arbaco 2006-08-23

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin:

  • Wararka Soomaaliya iyo bannaanbax sabtidii ka dhacey Istockholm
  • Soo bandhiggii xisbiyada u looltamaya doorashada dalka ka dhici doonta 17-ka bisha September ee sannadka 2006-da.
  • Xisbiyada afarta ee mucaaradka ”alians för Sverige” oo soo bandhigey maanifeestadii ey kaga qeyb qaadan lahaayeen doorashada sannadka 2006-da.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".