CODKA Arbaca 2006-8-30

Waxyaalaha aad maanta barnaamijka ku maqli doontaan waxaa ka mid ah

  • Xaggee ayey marayaan wada hadaladii dib heshiisiinta ee garabyada siyaasadda soomaaliya?
  • Warbixin ku saabsan xisbiga dooga ama cagaarka(Miljöpartiet) iyo waraysi aannu la yeelanay Cawad C/raxmaan Xirsi oo xisbigaasi xubin ka ah.
  • Waraysi aannu la yeelanay hooyo soomaaliyeed oo dhowaan ka soo laabatay safar ay soomaaliya ku tagtay
  • Barnaamij dhaqameed la xiriira sanadka loogu magacdaray sanadka isdhexgalka dhaqamada oo ay bulshooyin kala duwani ku soo bandhigeen dhaqamadooda

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".