CODKA Khamiis 2006-08-31

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Magaalada Istockholm oo uu ka bilowdey kulan laba maalmood socon doona deeqna loogu ururineyo dib u dhiska dalka Lubnaan iyo xaaladda carriga Falastiin.
  • Doorashoyin ka dhici doona 22 ka mid ah degmooyinka dalka, taasina u dheertahey tan guud ee dhici doonta 17-bisha September.
  • Soo bandhigii sidii aad horeyba uga barateen xisbiyada ugu cad cad ee doorashada. Maantanna waxaan ku soo qaadan doonnaa xisbiga Kristendemokrat-ka.
  • Dhallinyaro ku jahwareersan xisbiga ey u woodi lahaayeen, iyada oo xisbiyaduna ballanqaadyo badan oo isku mid ah amaba isu dhow soo bandhigayaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".