CODKA Arbaca 2006-09-06

Waxyaalaha aad maanta barnaamijka ku maqli doontaan waxaa ka mid ah

Warbixin ku saabsan xisbiyada yar yar ee dalkan Iswidhan ee aan baarlamaanka iminka jira ku jirin

Inan soomaaliyeed oo lagu diley magaalada Örebro ee dalkan Iswidhan 1dii bisha sebtembar

Warasiyo ku saabsan doorashada oo aanu la yeelanay qaar ka mid ah jaaliyadda soomaaliyeed ee dalkan iswidhan

Fadeexadda haysata xisbiga Folkpartiet oo meel kharaar mareesa iyo hoggaamiyaha xisbigaasi oo culays weyni haysto

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".