Cawad Cabdiraxmaan, mp. Sacdiyo Muumin, s. Fadumo Maxamed Nur, fp. Qalinle Dayib, c iyo Kenadid Maxamed, wariyaha idaacadda Codka

CODKA Khamiis 2006-09-14

Barnaamijka maana waxaad ku maqli doontaan:

Dood la xiriirta doorashadda 17-ka bishan September ka dhici doonta dalka Iswiidhen, oo eyna ka qeyb qaadan doonaan siyasiyiin soomaaliyeed ee u sharraxan qeybaha kala duwan ee kuraasta awoodda dalka.

Relaterat

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".