Göran Persson oo shaaca ka qaadey inuu iska casiley jagadiisii

GÖRAN PERSSON OO KU DHAWAAQEY IN DOORASHADII LAGA GUULEYSTEY ISLAMARKAANA ISKA CASILI DOONO JAGADA HOGAANKA XISBIGA

- Doorashadii ayaa nalooga guuleystey, hase yeeshee xisbigayagu maaha mid ey u dhammaatey.

Hadda waxaannu u diyaargaroobeynaa sidii aan dib ugu soo noqon laheyn. Sidoo kale soo noqoshadaa aan dib hogaanka ugu soo noqon doono maaha mid aan anigu hor kici doono. Berrito ayaan la xiriiri doonaa hogaanka xisbiga si ey bisha Maarso ee sannadka foodda innagu soo haya u qabanqaabiyaan kulan aan joogto aheyn, si halkaa loogu magacaabo ciddii kursiga hogggaanka xisbiga igala wareegi laheyd, sida uu sheegey Göran Persson oo ka tegi doona kursiga Wasiirka koowaad ee dawladda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".