CODKA Arbaco 2006-09-20

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Dawladaha muslinka oo ka dhiidhiyey hadalkii uu wadaadka ugu sarreeya ee Madhabta Katoolikada Benedictus XVI.
  • Muqdisho oo lagu diley haweeney muddo dhowr iyo soddon sannadood ah ku howlaneyd caawinta dadka tabaaleysan.
  • Dood la xiriirta doorashadii dalka ka dhacdey maalintii Axadda ee 17-kii September.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".