CODKA Arbaco 2006-09-27

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Axmed Shiikh Cali Yuusuf oo ku magac dheer Galool muddo shan sannadood ahna ku diiwaan gashanaa argagixisnimo ayey muddadaasi u suurtagshey inuu si dhib la’aan ah safar ku kala bixin karo adduunweynaha.
  • Magaalada Kismaayo oo gacanta u gashey maxkamadaha Islaamiga.
  • 650 malyuun oo koron ayaa sannadkii si khiyaamo leh looga qaataa heyadda Ceymiska qaranka ee försäkringskassan, balse iminka xaaladdaa wax laga bedeli doonaa.
  • Carwadii buugagta iyo laabareeriyada oo 24-kii bishan lagu soo gabagabeeyey magaalada Göteborg.
  • Ajnabiga oo ku sii yaraadey xubnaha baarlamanka ee dalka kadib doorashadii 17-kii dalka ka dhacdey.