CODKA Khamiis 2006-09-28

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Horraanka toddobaadka foodda innagu soo haya oo dib loo furi doono hoowshii xubnaha baarlamanka ee dalkan Iswiidhen, kadib doorashadii ka dhacdey dalka 17-kii September.
  • Allaha u naxariistee Cali Shiddo Cabdi, kana mid ahaa halgamayaashii ururkii dhallinyarada SYL oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.
  • Muxuu shakhsigu u baahan yahey inuu iska ilaaliyo shakhsiga dooneya inuu iibsado gaari gacan labaad ah.
  • Iyo wareysi ku saabsan habka awood qeybsiga ee dalka, iyo isbeddelada dawladeed.