CODKA Arbaca 2006-10-04

Waxyaalaha aad maanta barnaamijkayaga ku maqli doontaan ayaa waxaa ka mid ah

  • Magcaabidda dadkii sanadkan ku guulaystey abaalgudka loo yaqaan Noobal barayska oo ka bilaabmay dalkan Iswidhan
  • Warbixin ku saabsan rabadaanka iyo shuruudaha soonka
  • Baarlamaanka cusub ee dalkan iswidhan oo fadhigoodii u furmay todobaadkan hawlihiisiina gudagalay

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista