CODKA Khamiis 2006-10-05

Waxyaalaha aad maanta barnaamijka ku maqlidoontaan ayaa waxaa ka mid ah

  • Warbixin ku saabsan gudniinka fircooniga ah
  • Barnaamij iyo warbixin aannu ka diyaarinay sharciyada iibsadaha
  • Sharciyo cusub oo dhaqangalay 1dii Oktoobar kuna saabsan nidaamka taraafikada
  • Waraysi aannu la yeelanay Xasan Siciid Maxamed (xasan Waqooyi) oo ah siyaasi ka qaybgalay doorashadii dhowaan ka dhacday dalkan Iswiidhan