• Cimilada.

    Dhowr maalmood oo lagu sugnaa hawo yara kulul iyo qorrax ayaa iminka lagu talineyaa in la dhigto okiyaalaha qorraxda, isla-markaana jaakadaha dib loo xirto.

  • Cimilada.

    Inkasta oo lagu guda jiro xilligii qaboobaha ayay dhanka kale qaybo badan oo dalka ka mid ah ayaa ku naaleeysaneyna hawo kulul. Nawaaxiga xeebta Hälsinge ayaa shalayto lagu cabiray hawadii ugu kululayd ee dalka, middaasina oo gaartay 10 digrii oo kuleeyl ah.

  • Howlo dalxiis iyo manaafacaad.

    Mommo Deeq iyo Cia Embretsén ayaa ku talo jira iney yeeshaan beer geela lagu xanaaneeyo oo ey ka abuuraan meel aan ka dheereerayn hooyga ey ku nool yihiin oo ku yaala nawaaxiga Brusbro oo dhacda magaalada Falun.

  • Baraf iyo dabaylo.

    Haayadda cilimida dalkan Iswiidhan ee marka magaceeda la soo gaabiyo la yidhaa, SMHI, ayaa ka digtay baraf iyo dabaylo xooggan oo dalka oo dhan ka dhici doona. Haayadda ayaa soo saartay digniinta heerka koowaad

  • Duufaan.

    Kumaan guri oo ku yaalla koonfurta dalka Iswiidhan ayaa wali bilaa koronto ah. Kadib khasaare uu gaystay duufaanka Egon. Duufaankan ayay dad badani ku dhaawacmeen, waxaana uu bilaa koronto ka dhigay 70 000 guri, waxa se ilaa hadda ay korontadii ka maqan tahay 9000 guri oo ku yaalla koonfurta Iswiidhan.

  • Duufaankii Gudrun.

    Toban sanno ayaa ka soo wareegtay markii duufaankii Gudrun ku dhuftay waddanka Sweden. Duufaankan ayaa Iswiidhan ka bilaabmay 8 bishii janaayo sannadkii 2005, kaasi oo sababay khasaarihii ugu weynaa ee dabiici ah ee waayadan danbe taariikhda soo maray. Bololaal kun oo qof ayuu duufaankani gadoomiyay, kuwaasi oo ay ka go'een korontadii iyo waliba aaladaha kale ee wax kulayliyaa.

  • Digniinta derajada labaad.

    Haayadda saadaasha hawadda  qaranka ee marka magaceeda la soo gaabiyo la yidhaa SMHI ayaa soo saartay digniinta derajada labaad, waxaanay haayaddu ka digtay duufaanno dabaylo wata oo ka dhici doona guud ahaan waddanka. Duufaannadan ayaa ka dhici doono galbeedka waddanka iyo waliba gobolka Östergötland.

  • Wasiirka cimilada iyo deegaanka Åsa Romson.

    Wasiirka cimilada iyo deegaanka Åsa Romson ayaa soo dhawaysay natiijaddii ka soo baxday shirkii cimilada adduunka ee lagu qabtay magaalada Lima ee waddanka Peru. Wasiirka ayaa markii  ay waddanka ku soo noqonaysay idaacadda Ekot u sheegtay in ay ku faraxsan tahay qorshaha lagaga hortagayo wasakhowga hawada.

  • Biyihii roobka ayaa baraf isku beddelay.
  • qarashka solarka oo hoos u dhacey.

    Dhowr sanno horteed Iswiidhiska ayaa ahaa kuwo ugu liita qaarada Yurub markey timaado tamarta laga dhaliyo ileyska qoraxda. Balse farsamo cusub oo raqiis iyo xallilaad cusub ah oo iswata ayaa isbadel ka gedisan sida awel wax ahaayeen keeney, sida uu yeri Martin Krüger oo energiga iyo cimilada u qabilsan ururka Greenpeace qaybtiisa waqoouyiga Yurub.

Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista