• doorashadii xaley.

    Xisbiyadda dowlad xukunka haya iyo kuwa waaweyn waxey kalo kulmaan dib u dhaca doorashada barlamaanka EU, sidaas waxaa yeri Göran von Sydow oo ah caalin dhanka culuumta siyaaasadda oo ka howlgala rugta tacliinta siysaadda Yurub.

    Xisbigee u codeysey doorashada EU?

  • Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa horumar ka gaarey doorashada EU ee dhacdey maalinkii axadda. Tirada codbixinta uu xisbiga ka heley doorashadan ayaa aheyd boqolkii 9,7, tiradaas oo xisbiga ka dhigeysa xisbiga shanaad ee ugu weyn doorasahda EU ee Sweden

    Xisbigee u codeysey doorashada EU?

  • Haweyney romer ah.

    Xisbiga Feministiskt initiativ waxuu doorashada barlamaanka EU ee Sweden ka heley codad u dhigma boqolkii 5,3, tiradas oo u suurtogelisey in uu soo galo barlamaanka EU amrkii ugu horeysey.

    Xisbigee u codeysey doorashada EU?

  • 1 av 3
    2 av 3
    3 av 3
    dib iskugu noqoshada Moderatka.

    Xisbiga Moderaterna ayaa doorashada EU kalo kulmey guul daradii ugu xumeydii tan markii Iswiidhen laga billaabey doorashada EU.

    Xisbigee u codeysey doorashada EU?

  • Doorashada EU.

    Labada xisbi ee kalo ah SD iyo FI ayaa markii ugu horeysey soo galey barlamaanka EU. Miljöpartiet waxuu asaga noqdey xisbiga labaad ee ugu weyn barlamaanka EU ee matalaya Sweden. Halka xisbiga Moderatka uu dib u dhac weyn ku yimid natiijada uu heley ka hoos martey tan xisbiga Miljöpartiet. Xisbiga Piratpartiet asagu gebi ahaanba wuu dhumiyey mandat-kii uu ku lahaa barlamaanka EU.

  • Idiyoloojiyo kala cad.

    Ololaha doorashada EU ee axadda 25-ka bishan dhici doona ayaa noqdey mid ka dhaqdhaqaaq badan kolka loo barbar-dhigo midkii ka horeeysay. Sida ay muujiyeen saddex ka mid ah suxufiyiinta war-geeysyada ku kala hadla fikirrada aasaasiga (idioloojikada ee garabyada kala duwan.

  • Dadka ka tuugsanaya waddoyinka iyo barxadaha ee ka soo jeeda bariga Yurub ayaa ka noqdey dalkan Sweden sawir caadi ka ah.

    Ma kula tahay in ay wanaagsan tahay in laga mamnuuco ka tuugsig Sweden?

  • Xoriyada internetka.

    Doorashadii hore ee barlamaanka EU xisbiga Piratpartiet horumar lamo fillaan ah ayuu ka soo hooyey codadkii doorashada, taas u suurtogelisey in xisbigu labo xildhibaan ku yeesha barlamaanka EU. Arrimaha uu xisbigan ku olale galey ayaa ahaa xoriyadda internetka. Arrimahas oo doorashadaan ah kuwo weli u leh ahmid Piratpartiet, sida uu yeri Cristian Engström oo lliska musharaxiinta xisbiga kow ka ah.

  • Doorashada EU

    Deeqo Hussien waa 22 sanno jir soomaali Iswiidhish ka soo jeeda degmadda Mölndal gobolka Västgötland. Waana ruuxa ugu da'yar oo u sharaxan barlamaanka EU. waxey ka sharaxan tahay xisbiga Piratpartiet oo ay kaga jirtaa kaalinta todobaad.

  • Xarunta baarlamanka dalka ayay maanta ka dhacday dooddii hogaamiyeyaasha xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka ee la xiriirtay doorashada xubnaha baarlamanka ee ururka Midowga Yurub (EU) oo s25-ka bishan ka dhici doonta dhammaan 28-ka dal ee xubnaha ka ah ururka EU.

  • Xaaladda Roomiga in la hagaajiyo.

    Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa ah xisbiga keliye, sagaalka xisbi ee u taagan doorashada xil-dhibaannada baarlamanka EU ee taabc-san in wax laga bedelo ama la farafareeyo xeerka isaga gooshka ee muwaadiniinta EU ey isaga gooshaan waddammada xubnaha ka ah ururka iyo sidoo kale in la mamnuuco falalka tuugsiga, sida ay sheegtay Kristina Winberg oo kaalinta koowaad kaga jirta xubnaha xisbiga SD ugu tartamayeya doorashada xil-dhibaannada baarlamanka Yurub:

Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista