Olof Palme aasaasihii toddobaadka siyaasadda Almedalen bshii abriil 1981.

Toddobaadka siyaasadda Järva iyo Almedalen 2018

Inta u dhexeeysa 9 - 17-ka bisha juun waxaa garoonka Spånga IP ee xaafadda Järva ka dhici doona toddobaadka siyaasadda ee Järva. Dhammaan hoggaamiyeyaasha siddeeda xisbi ee xubnaha ku leh baarlamanka Sweden iyo xisbiga magaciisa loo soo gaabiyo FI ayey maalinba uu mid khudbbad ka jeedin doonaa garoonka.

50-guuradii toddobaadka siyaasadda Almedalen

Sidoo kale inta u dhexeeysa 1 - 8-ka bisha luulyo waxaa xaafadda Visby ee Gotland ka dhici doona toddobaadkii siyaasadda ee Almedalen oo sannadka 2018 konton jirsanaysa.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".