Doorashada 2018.

Sidii aan hore idinla socodsiinay dhowr todobaad ka hor ayaa tirokoobka laga arki kara in tirada dadka ajaanibta ee ka codeeya doorashada ka yaryihiin dadka asal- ahaan dalkan Iswiidhan u dhashay. Sababtu maxeey tahay iyo isbedel noocee ah ayaa loo baahan yahay in la gaadho si ay u codeeyaan bisha september?

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".