Swedbank.

Fadeexadihii is daba joogey ee beryahan hareeyay bangiga Swedbank ayaa maanta saacad ka hor xilkii laga xayuubiyay Agaasimihii Guud ee Swedbank, isla markaana laga diidmo lagala hor yimid in laga qaado masuuliyadda inaan wax dembi ah loo raacan karin – ansvars frihet, waxa loo yaqaanno. Halka dhanka kale dhammaan hoggaanka sare ee Bangiga Swedbank la siiyay madax banaannida inaan wax loo raacan karin.

Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista