Magdalena Andersson (S), wasiirka maaliyadda Sweden.

Wada hadallada miisaaniyadda

Wadahadallada miisaaniyadda dayrta ee sannadka ayey qayb ka yihiin xisbiyada Socialdemokraterna, Miljöpartiey, Liberalerna, Centerpartiet. Sidoo kale waxaa lagama maarmaan ah inuu xisbiga Vänsterpartiet gudbiyo miisaaniyaddaa si ay aqlabiyad ugu yeelato baarlamanka.